Wararkii Ugu Dambeeyay Dabkii caawa ka kacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha

Waxaa caawa dab uu qabsaday dhisamayaal kuyaala Suuqa Weyn ee Bakaaraha gaar ahaan dhinaca Bacadlaha, waxaana dabkan ka dhashay khasaaro Maaliyadeed oon sidaa u badneyd, Goobjooge ayaa noo sheegay in Dabka uu qabsaday labo dhismo oo kuyaala Suuqa Bakaaraha, waxaana si deg deg ah loogu guuleesytay daminta dabkaasi si uusan ugu sii fidin qeybaha kale … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Dabkii caawa ka kacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha